Matayos 27:63 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub63 Waxeyna ku yiraahdeen, “Mudane, waxaan xasuusanaa beenaalahaas intuu noolaa inuu yiri, ‘Saddex maalmood kadib waan soo sarakici doonaa.’ Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH63 oo waxay ku yidhaahdeen, Sayidow, waxaannu xusuusan nahay in khaa'inkaasu yidhi, intuu weli noolaa, Saddex maalmood dabadeed waan soo sara kacayaa. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah63 oo waxay ku yidhaahdeen, Sayidow, waxaannu xusuusan nahay in khaa'inkaasu yidhi, intuu weli noolaa, Saddex maalmood dabadeed waan soo sara kacayaa. Viz kapitola |