Matayos 27:57 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub57 Markii galabtii la gaaray nin taajir ah oo Ciise xertiisa ka mid ahaa magaciisana Yuusuf la yiraahdo kana yimid magaalada Arimataya, Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH57 Goortay casarkii ahayd waxaa yimid nin reer Arimataya oo hodan ah oo Yuusuf la odhan jiray, oo isaguna Ciise xertiisa ahaa. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah57 Goortay casarkii ahayd waxaa yimid nin reer Arimataya oo hodan ah oo Yuusuf la odhan jiray, oo isaguna Ciise xertiisa ahaa. Viz kapitola |