Online Bible

- Reklamy -




Matayos 27:56 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

56 Dumarkaas waxaa ka mid ahaa Maryantii reer Magdala, iyo Maryan oo ahayd Yacquub iyo Yuusuf hooyadood, iyo wiilashii Sebedi hooyadood.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

56 oo waxaa ku dhex jirtay Maryantii reer Magdala, iyo Maryan oo ahayd Yacquub iyo Yoosee hooyadood, iyo wiilashii Sebedi hooyadood.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

56 oo waxaa ku dhex jirtay Maryantii reer Magdala, iyo Maryan oo ahayd Yacquub iyo Yoosee hooyadood, iyo wiilashii Sebedi hooyadood.

Viz kapitola kopírovat




Matayos 27:56

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy