Online Bible

- Reklamy -

Matayos 27:54 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

54 Markii boqol u taliyihii iyo askartiisi Ciise ilaalinayay arkeen dhul gariirkii iyo wax walboo dhacay, wey argagaxeen waxeyna yiraahdeen, “Xaqiiqdii wuxuu ahaa Wiilka Illaahey!”

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

54 Boqol-u-taliyihii iyo kuwii la jiray oo Ciise dhawrayay, goortay arkeen dhulgariirkii iyo wixii dhacay, aad bay u baqeen oo yidhaahdeen, Runtii, kanu wuxuu ahaa Wiilkii Ilaah.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Matayos 27:54

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy