Matayos 27:51 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub51 Isla waqtigaas daahii macbadkana laba meel ayuu u kala jeexmay kor ayuu kasoo bilowday illaa hoos. Dhulkii ayaa gariiray, dhagaxyadii ayaa burburay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH51 Oo bal eeg, daahi macbudka ayaa kor ilaa hoos laba u kala dillaacay, dhulkiina waa gariiray, dhagaxyadiina waa kala dildillaaceen. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah51 Oo bal eeg, daahi macbudka ayaa kor ilaa hoos laba u kala dillaacay, dhulkiina waa gariiray, dhagaxyadiina waa kala dildillaaceen. Viz kapitola |