Matayos 27:42 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub42 waxeyna yiraahdeen, “Wuxuu badbaadiyay dad kale, laakiin naftiisa ma badbaadin karo! Hadduu yahay boqorka Israa’iil, ha kasoo dego iskutallaabta, waanna rumeyn doonnaa. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH42 Kuwa kale ayuu badbaadiyey, qudhiisa isma badbaadin karo. Waa Boqorka Israa'iil; haddeer iskutallaabta ha ka soo dego, annaguna waannu rumaysan doonnaaye. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah42 Kuwa kale ayuu badbaadiyey, qudhiisa isma badbaadin karo. Waa Boqorka Israa'iil; haddeer iskutallaabta ha ka soo dego, annaguna waannu rumaysan doonnaaye. Viz kapitola |