Online Bible

- Reklamy -




Matayos 27:40 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

40 waxeyna ku qaylinayeen, “Adiga ayaa sheegtay inaad burburin doonto macbadka kadibna aad ku dhisi doonto saddex maalmood gudahood! Is badbaadi oo iskutallaabta kasoo deg haddii aad Wiilka Illaahey tahay!”

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

40 waxay yidhaahdeen, Kaaga macbudka duminayow oo saddex maalmood ku dhisayow, isbadbaadi, haddii aad tahay Wiilka Ilaah, oo iskutallaabta ka soo deg.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

40 waxay yidhaahdeen, Kaaga macbudka duminayow oo saddex maalmood ku dhisayow, isbadbaadi, haddii aad tahay Wiilka Ilaah, oo iskutallaabta ka soo deg.

Viz kapitola kopírovat




Matayos 27:40

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy