Matayos 27:35 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub35 Markey iskutallaabta ku qodbeen ayey qori tuur ku qeybsadeen dharkiisi. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH35 Oo goortay iskutallaabta ku qodbeen, dharkiisay qaybsadeen, wayna saami riteen si wixii nebigu ku hadlay u noqdaan, Dharkaygii bay qaybsadeen oo maradaydii bay saami u riteen. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah35 Oo goortay iskutallaabta ku qodbeen, dharkiisay qaybsadeen, wayna saami riteen si wixii nebigu ku hadlay u noqdaan, Dharkaygii bay qaybsadeen oo maradaydii bay saami u riteen. Viz kapitola |