Online Bible

- Reklamy -




Matayos 27:34 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

34 Markii meeshii la gaaray waxey siiyeen khamri wax qaraar lagu daray, laakiin markii uu dhadhamiyay wuu diiday inuu cabo.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

34 waxay siiyeen inuu cabbo khamri xammeeti lagu daray, goortuu dhadhamiyeyse wuu diiday inuu cabbo.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

34 waxay siiyeen inuu cabbo khamri xammeeti lagu daray, goortuu dhadhamiyeyse wuu diiday inuu cabbo.

Viz kapitola kopírovat




Matayos 27:34

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy