Matayos 27:32 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub32 Markey sii socdeen waxey jidka kula kulmeen nin reer Sayriin ah, oo lagu magacaabo Simoon, waxeyna ku qasbeen inuu iskutallaabta qaado. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH32 Goortay soo baxeen, waxay arkeen nin reer Kuranaya ah oo Simoon la odhan jiray, kan ay ku qasbeen inuu iskutallaabtiisa u qaado. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah32 Goortay soo baxeen, waxay arkeen nin reer Kuranaya ah oo Simoon la odhan jiray, kan ay ku qasbeen inuu iskutallaabtiisa u qaado. Viz kapitola |