Online Bible

- Reklamy -

Matayos 27:3 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

3 Yuudas kii khiyaanay markii uu arkay in Ciise dil lagu xukumay, wuu ka shalaayay wuxuu sameeyay, wuxuuna gudoomiyayaashii wadaaddada iyo odayaashii u celiyay sodonkii shilin ee qalinka ahaa.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

3 Markaas Yuudas, oo ahaa kii gacangeliyey, goortuu arkay in la xukumay, ayuu isqoomameeyey, oo soddonkii gogo' oo lacagta ahaa ayuu wadaaddadii sare iyo waayeelladii ku celiyey,

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Matayos 27:3

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy