Online Bible

- Reklamy -

Matayos 27:29 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

29 madaxiisana waxey saareen taaj qodax laga sameeyay. Waxey gacanta midig u galiyeen ul, kadibna intey ku hor sujuudeen ayey si jeesjees ah u yiraahdeen, “Boqorka Yuhuudda ha noolaado!”

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

29 Markaasay taaj qodxan uga taxeen oo madaxiisay saareen, cawsduurna gacantiisa midigtaa ayay u geliyeen, oo intay hortiisa jilba joogsadeen oo ku majaajiloodeen ayay waxay ku yidhaahdeen, Nabad, Boqorka Yuhuuddow.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Matayos 27:29

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy