Matayos 27:24 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub24 Bilaatos markii uu arkay in uusan waxba sameyn karin dadkuna ey rabshad kicin rabaan, wuxuu qaatay biyo hortooda ayuuna gacmaha ku dhaqday wuxuuna yiri, “Ninkan dhiigiisa shaqa kuma lihi, idinka ayaa dembigiisa qaadi doona!” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH24 Bilaatos goortuu arkay inuusan waxba ka tari karin in rabshad kacdo maahee, ayuu biyo qaatay oo dadka hortooda ku gacmo dhaqday oo wuxuu yidhi, Anigu waan ka eedla'ahay ninkan xaqa ah dhiiggiisa. Idinku yeelkiinna. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah24 Bilaatos goortuu arkay inuusan waxba ka tari karin in rabshad kacdo maahee, ayuu biyo qaatay oo dadka hortooda ku gacmo dhaqday oo wuxuu yidhi, Anigu waan ka eedla'ahay ninkan xaqa ah dhiiggiisa. Idinku yeelkiinna. Viz kapitola |