Matayos 27:19 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub19 Markii uu Bilaatos wax xukumayay naagtiisi ayaa fariin u soo dirtay waxeyna ku tiri, “Waxba haku sameynin ninkaas xaqa ah, waayo waxaa la i tusay riyo xun isaga dartiis.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH19 Kolkuu kursiga xukumaadda ku fadhiistay ayaa naagtiisii farriin u soo dirtay oo waxay ku tidhi, Ha dhex gelin xaajada ninkaas xaqa ah, waayo, maanta anigoo ku riyoonaya isaga, ayaan aad iyo aad u xanuunsaday. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah19 Kolkuu kursiga xukumaadda ku fadhiistay ayaa naagtiisii farriin u soo dirtay oo waxay ku tidhi, Ha dhex gelin xaajada ninkaas xaqa ah, waayo, maanta anigoo ku riyoonaya isaga, ayaan aad iyo aad u xanuunsaday. Viz kapitola |