Matayos 27:1 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub1 Aroortii markey ahayd ayaa gudoomiyayaashii wadaaddada iyo odayaashii oo dhan kulmeen waxeyna go’aansadeen in Ciise la dilo. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH1 Goortii aroortii la gaadhay wadaaddadii sare iyo waayeelladii dadka oo dhan ayaa Ciise wax ka gees ah ka wada hadlay si ay u dilaan. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah1 Goortii aroortii la gaadhay wadaaddadii sare iyo waayeelladii dadka oo dhan ayaa Ciise wax ka gees ah ka wada hadlay si ay u dilaan. Viz kapitola |