Matayos 26:75 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub75 Kadib Butros wuxuu xasuustay hadalkii uu Ciise ku yiri oo ahaa, “Inta uusan diiqu ciyin ka hor, waxaad i dafiri doontaa saddex mar.” Kadib Butros banaanka ayuu uga baxay gurigii wadaadka sare aad ayuuna u ooyay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH75 Markaasaa Butros wuxuu xusuustay hadalkii Ciise ku hadlay, Diiqu intaanu ciyin saddex goor ayaad i dafiri doontaa. Markaasuu baxay oo aad u ooyay. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah75 Markaasaa Butros wuxuu xusuustay hadalkii Ciise ku hadlay, Diiqu intaanu ciyin saddex goor ayaad i dafiri doontaa. Markaasuu baxay oo aad u ooyay. Viz kapitola |