Matayos 26:73 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub73 Wax yar kadib, kuwii meesha taagnaa ayaa Butros u yimid oo ku yiri, “Xaqiiqdii waxaad tahay midkood, waayo lahjadaada ayaa laga garanayaa.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH73 Wuxoogaa yar dabadeed kuwii ag taagnaa ayaa u yimid oo Butros ku yidhi, Run weeye, adiguna midkood baad tahay, waayo, hadalkaaga ayaa ku muujinaya. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah73 Waxoogaa yar dabadeed kuwii ag taagnaa ayaa u yimid oo Butros ku yidhi, Run weeye, adiguna midkood baad tahay, waayo, hadalkaaga ayaa ku muujinaya. Viz kapitola |