Matayos 26:71 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub71 Kadib albaabka tagay, halkaas oo ey gabar kale oo adeege ah ku aragtay oo eyna dadkii ku tiri, “Ninkan wuxuu la jiray Ciisihii reer Naasared.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH71 Goortuu iridda tegey mid kale ayaa aragtay, oo waxay kuwii halkaas joogay ku tidhi, Kanu wuxuu la jiray Ciisihii reer Naasared. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah71 Goortuu iridda tegey mid kale ayaa aragtay, oo waxay kuwii halkaas joogay ku tidhi, Kanu wuxuu la jiray Ciisihii reer Naasared. Viz kapitola |