Matayos 26:63 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub63 Laakiin Ciise wuu aamusay. Markaas ayaa wadaadkii sare Ciise ku yiri, “Waxaan kugu dhaariyay Illaaha nool ee noo sheeg haddaad tahay Masiixa ah Wiilka Illaahey.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH63 Laakiin Ciise waa iska aamusay. Kolkaasaa wadaadkii sare wuxuu ku yidhi, Ilaaha nool ayaan kugu dhaarinayaa ee noo sheeg inaad tahay Masiixa oo ah Wiilka Ilaah, iyo in kale. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah63 Laakiin Ciise waa iska aamusay. Kolkaasaa wadaadkii sare wuxuu ku yidhi, Ilaaha nool ayaan kugu dhaarinayaa ee noo sheeg inaad tahay Masiixa oo ah Wiilka Ilaah, iyo in kale. Viz kapitola |