Online Bible

- Reklamy -




Matayos 26:62 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

62 Kadib wadaadkii sare ayaa istaagay oo Ciise weydiiyay, “Maxaadan waxyaalahan uga jawaabeynin oo aadan isku difaaceynin? Waa maxey marqaatifurkaan ey nimankan kaa sheegayaan?”

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

62 Markaasaa wadaadkii sare istaagay oo ku yidhi, Miyaanad waxba ka jawaabayn? Kuwanu waxay kugu marag furayaan waa maxay?

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

62 Markaasaa wadaadkii sare istaagay oo ku yidhi, Miyaanad waxba ka jawaabayn? Kuwanu waxay kugu marag furayaan waa maxay?

Viz kapitola kopírovat




Matayos 26:62

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy