Matayos 26:61 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub61 waxeyna yiraahdeen, “Ninkan wuxuu yiri, ‘waxaan awoodaa inaan burburiyo macbadka Illaahey oo aan haddana ku dhiso saddex maalmood gudahood.’ ” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH61 oo waxay yidhaahdeen, Kanu wuxuu yidhi, Waan karayaa inan macbudka Ilaah dudumiyo oo saddex maalmood ku dhiso. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah61 oo waxay yidhaahdeen, Kanu wuxuu yidhi, Waan karayaa inan macbudka Ilaah dudumiyo oo saddex maalmood ku dhiso. Viz kapitola |