Matayos 26:58 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub58 Laakiin Butros ayaa meel fog kasoo daba socday, illaa laga soo gaaray deyrkii guriga wadaadka sare. Gurigii ayuu galay wuxuuna la fariistay askartii si uu u ogaado waxa dhici doona. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH58 Laakiin Butros baa meel fog ka soo daba socday ilaa barxadda wadaadkii sare, wuuna galay oo askartii la fadhiistay inuu ugudambaysta arko. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah58 Laakiin Butros baa meel fog ka soo daba socday ilaa barxadda wadaadkii sare, wuuna galay oo askartii la fadhiistay inuu ugudambaysta arko. Viz kapitola |