Online Bible

- Reklamy -




Matayos 26:57 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

57 Kuwii Ciise qabtay ayaa u kaxeeyay gurigii Kayafas oo ahaa wadaadka sare, halkaas oo ey macalimiintii sharciga Muuse iyo odayaashii ku kulmayeen.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

57 Kuwii Ciise qabtay waxay u geeyeen Kayafas oo ahaa wadaadkii sare, ilaa meeshii culimada iyo waayeelladu ku urursanaayeen.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

57 Kuwii Ciise qabtay waxay u geeyeen Kayafas oo ahaa wadaadkii sare, ilaa meeshii culimmada iyo waayeelladu ku urursanaayeen.

Viz kapitola kopírovat




Matayos 26:57

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy