Matayos 26:48 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub48 Haddaba Yuudas ayaa wuxuu iyaga kula heshiiyay calaamad ey ku gartaan Ciise wuxuuna ku yiri, “Kan aan dhunkado waaye ninka aad raadineysaan ee qabta.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH48 Kii gacangeliyey ayaa calaamo kula ballamay oo ku yidhi, Mid alla midkaan dhunkado waa isagii ee qabta. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah48 Kii gacangeliyey ayaa calaamo kula ballamay oo ku yidhi, Mid alla midkaan dhunkado waa isagii ee qabta. Viz kapitola |