Matayos 26:43 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub43 Markii uu mar labaad soo laabtay ayuu haddana u yimid iyagoo hurda, waayo hurdada oo ka badatay darteed ma soo jeedi karin. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH43 Mar kale ayuu yimid oo arkay iyagoo hurda, waayo, indhahoodu lulmay la cuslaayeen. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah43 Mar kale ayuu yimid oo arkay iyagoo hurda, waayo, indhahoodu lulmay la cuslaayeen. Viz kapitola |