Matayos 26:40 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub40 Kadib Ciise wuxuu ku soo laabtay xertiisi wuxuuna u yimid iyagoo hurda. Markaas ayuu ku yiri Butros, “Hal saac xitaa ilama soo jeedi kartaan miyaa? Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH40 Xertii ayuu u yimid, oo wuxuu arkay iyagoo hurda, oo wuxuu Butros ku yidhi, Waa sidee? Miyaad kari weydeen inaad saacad keliya ila soo jeeddaan? Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah40 Xertii ayuu u yimid, oo wuxuu arkay iyagoo hurda, oo wuxuu Butros ku yidhi, Waa sidee? Miyaad kari weydeen inaad saacad keliya ila soo jeeddaan? Viz kapitola |