Matayos 26:39 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub39 Ciise xoogaa yar ayuu iyagii ka dhex baxay oo jilbaha dhulka dhigtay oo duceystay, “Aabow hadday suurtogal tahay, koobkan silaca ah iga leexi. Laakiin yeysan doonisteyda ahaanin ee doonistaada ha ahaato.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH39 Wuxoogaa ayuu hore u socday, oo wejigiisuu u dhacay oo tukaday isagoo leh, Aabbow, hadday suurtowdo, koobkanu ha i dhaafo, hase ahaatee, yaanay noqon sidaan doonayo laakiin sidaad doonaysid ha noqoto. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah39 Waxoogaa ayuu hore u socday, oo wejigiisuu u dhacay oo tukaday isagoo leh, Aabbow, hadday suurtowdo, koobkanu ha i dhaafo, hase ahaatee, yaanay noqon sidaan doonayo laakiin sidaad doonaysid ha noqoto. Viz kapitola |