Matayos 26:38 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub38 Kadib ayuu iyagii ku yiri, “Nafteyda murugo ayaa ka buuxsantay illaa heer dhimasho. Meeshan jooga oo ila soo jeeda.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH38 Markaasuu ku yidhi, Naftaydu aad bay u calool xun tahay tan iyo dhimasho; halkan jooga oo ila soo jeeda. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah38 Markaasuu ku yidhi, Naftaydu aad bay u calool xun tahay tan iyo dhimasho; halkan jooga oo ila soo jeeda. Viz kapitola |