Matayos 26:37 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub37 Wuxuu sii watey Butros iyo labadii walaal ee ahaa wiilashii Sebedi, murugo iyo dhibaato ayaana ka muuqatay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH37 Oo wuxuu watay Butros iyo labada wiil oo Sebedi, oo wuxuu bilaabay inuu calool xumaado oo tiiraanyoodo. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah37 Oo wuxuu watay Butros iyo labada wiil oo Sebedi, oo wuxuu bilaabay inuu calool xumaado oo tiiraanyoodo. Viz kapitola |