Matayos 26:36 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub36 Kadib Ciise wuxuu xertiisi la aaday meel la yiraahdo Getsemane, wuxuuna iyaga ku yiri, “Halkan fariista oo igu suga intaan halkaas ku soo duceysanayo.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH36 Markaasaa Ciise la yimid iyaga meel Getsemane la odhan jiray, oo wuxuu xertii ku yidhi, Halkan fadhiista intii aan halkaas tegayo oo ku soo tukanayo. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah36 Markaasaa Ciise la yimid iyaga meel Getsemane la odhan jiray, oo wuxuu xertii ku yidhi, Halkan fadhiista intii aan halkaas tegayo oo ku soo tukanayo. Viz kapitola |