Matayos 26:29 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub29 Waxaan idin ku leeyahay, ma cabi doono miraha geedka canabka ah illaa laga gaaro maalinta aan iyadoo cusub idin kula cabi doono boqortooyada Aabahay.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH29 Laakiin waxaan idinku leeyahay, Hadda dabadeed anigu kama cabbi doono midhahan geedka canabka ah ilaa maalinta aan iyadoo cusub idinkula cabbayo boqortooyada Aabbahay dhexdeed. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah29 Laakiin waxaan idinku leeyahay, Hadda dabadeed anigu kama cabbi doono midhahan geedka canabka ah ilaa maalinta aan iyadoo cusub idinkula cabbayo boqortooyada Aabbahay dhexdeed. Viz kapitola |