Matayos 26:18 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub18 Markaas ayuu Ciise ku jawaabay, “Magaalada aada oo hebal u taga waxaadna ku tiraahdaan, ‘Macalinku wuxuu yiri, waqtigeygi wuu soo dhawaaday, waxaanna rabaa inaan xerteyda gurigaaga kula dabaaldego Iidda kormaridda.’ ” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH18 Wuxuu yidhi, Magaalada gala oo hebel u taga oo waxaad ku tidhaahdaan, Macallinkii wuxuu leeyahay, Wakhtigaygii waa dhow yahay, gurigaaga ayaan cashada Iidda Kormaridda kula samaysanayaa xertayda. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah18 Wuxuu yidhi, Magaalada gala oo hebel u taga oo waxaad ku tidhaahdaan, Macallinkii wuxuu leeyahay, Wakhtigaygii waa dhow yahay, gurigaaga ayaan cashada Iidda Kormaridda kula samaysanayaa xertayda. Viz kapitola |