Matayos 26:11 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub11 Dadka masaakiinta ah weligood ayey idin la joogi doonaan, laakiin anigu weligiin idin lama joogi doono. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH11 Waayo, masaakiintu mar walba way idinla jiraan, aniguse mar walba idinlama joogo. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah11 Waayo, masaakiintu mar walba way idinla jiraan, aniguse mar walba idinlama joogo. Viz kapitola |