Matayos 25:9 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub9 “Markaas ayey kuwii caqliga lahaa ku jawaabeen, ‘Maya, naaftadan ma nagu wada filna, ee u taga kuwa naaftada gada oo kasoo gata.’ Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH9 Laakiin kuwii caqliga lahaa ayaa u jawaabay oo waxay ku yidhaahdeen, Maya, waaba intaas oo ay nagu filnaan waydaa annaga iyo idinka; bal u taga kuwa iibiya oo ka soo iibsada. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah9 Laakiin kuwii caqliga lahaa ayaa u jawaabay oo waxay ku yidhaahdeen, Maya, waaba intaas oo ay nagu filnaan waydaa annaga iyo idinka; bal u taga kuwa iibiya oo ka soo iibsada. Viz kapitola |