Matayos 25:8 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub8 Kuwii doqomada ahaa ayaa kuwii caqliga lahaa ku yiri, ‘Feynuusyadeena wey demayaane xoogaa saliid seytuun ah na siiya.’ Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH8 Kuwii doqonnada ahaa waxay kuwii caqliga lahaa ku yidhaahdeen, Saliiddiinna wax naga siiya, waayo, laambadahayagii waa demayaan. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah8 Kuwii doqonnada ahaa waxay kuwii caqliga lahaa ku yidhaahdeen, Saliiddiinna wax naga siiya, waayo, laambadahayagii waa demayaan. Viz kapitola |