Matayos 25:45 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub45 “Wuxuu ku jawaabi doonaa, ‘Runtii waxaan idin ku leeyahay, waxaad u sameyn weydaan dadkeyga xitaa midkooda ugu qiimaha yar, anigana waad ii sameyn weydeen.’ Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH45 Markaasuu u jawaabi doonaa oo ku odhan doonaa, Runtii waxaan idinku leeyahay, In alla intaad u samayn weydeen mid ka mid ah kuwan u yaryar, anigana waad ii samayn weydeen. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah45 Markaasuu u jawaabi doonaa oo ku odhan doonaa, Runtii waxaan idinku leeyahay, In alla intaad u samayn weydeen mid ka mid ah kuwan u yaryar, anigana waad ii samayn weydeen. Viz kapitola |