Online Bible

- Reklamy -




Matayos 25:35 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

35 Waayo waan gaajeysnaa waxaadna isiiseen waxaan cuno, waan haraadsanaa waxaadna isiiseen waxaan cabo, waxaan ahaa qariib waxaadna igu soo dhawayseen gurigiina,

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

35 Waayo, waan gaajooday oo cuntaad i siiseen, waan harraadsanaa oo waad i waraabiseen, qariib baan ahaa oo waad i soo dhoweeyseen,

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

35 Waayo, waan gaajooday oo cuntaad i siiseen, waan harraadsanaa oo waad i waraabiseen, qariib baan ahaa oo waad i soo dhoweeyseen,

Viz kapitola kopírovat




Matayos 25:35

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy