Matayos 25:34 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub34 “Kadib boqorku wuxuu kuwa midigtiisa taagan ku dhihi doonaa, ‘Kaalaya, kuwii uu Aabahay barakeeyayow, dhaxalkiina ka qaata boqortooyadii la idiin diyaariyay aduunka abuuritaankiisi. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH34 Markaasaa Boqorku kuwa midigtiisa jooga ku odhan doonaa, Kaalaya, kuwa Aabbahay barakeeyeyow, oo dhaxla boqortooyada tan iyo aasaaskii dunida laydiin diyaargareeyey. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah34 Markaasaa Boqorku kuwa midigtiisa jooga ku odhan doonaa, Kaalaya, kuwa Aabbahay barakeeyeyow, oo dhaxla boqortooyada tan iyo aasaaskii dunida laydiin diyaargareeyey. Viz kapitola |