Matayos 25:31 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub31 “Markii uu Wiilka Aadanahu ammaantiisa ku yimaado, malaa’igtiisuna ey la socdaan, wuxuu ku fariisan doonaa carshiga ammaantiisa. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH31 Goortii Wiilka Aadanahu ammaantiisa ku yimaado, isaga iyo malaa'igaha oo dhan, markaasuu carshiga ammaantiisa ku fadhiisan doonaa. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah31 Goortii Wiilka Aadanahu ammaantiisa ku yimaado, isaga iyo malaa'igaha oo dhan, markaasuu carshiga ammaantiisa ku fadhiisan doonaa. Viz kapitola |