Matayos 25:24 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub24 “Kadib waxaa yimid ninkii halka kiishad la siiyay, wuxuuna yiri, ‘Sayidow, waan ogaa inaad tahay nin ad adag, oo gurta mirro uusan beeran oona urursada mirro uusan daadin. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH24 Kii talantigii keliya helayna waa u yimid oo ku yidhi, Sayidow, waan ku garanayay inaad tahay nin qalbi engegan, oo aad wax ka guratid meel aanad wax ku beeran oo aad wax ka urursatid meel aanad wax ku firdhin. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah24 Kii talantigii keliya helayna waa u yimid oo ku yidhi, Sayidow, waan ku garanayay inaad tahay nin qalbi engegan, oo aad wax ka guratid meel aanad wax ku beeran oo aad wax ka urursatid meel aanad wax ku firdhin. Viz kapitola |