Matayos 25:23 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub23 “Sayidkiisi ayaa ugu jawaabay, ‘Si fiican ayaad sameysay, waxaadna tahay adeege fiican oo aamin ah! Waxaadna aamin ku noqotay wax yar, laakiin hadda waxaan kugu aamini doonaa wax badan. Kaalay la wadaag mudanahaaga farxadiisa!’ Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH23 Sayidkiisii ayaa ku yidhi, Si wanaagsan baad yeeshay, addoon yahow wanaagsan oo aaminka ahu. Wax yar ayaad aamin ku ahayd, wax badan baan madax kaaga dhigayaa. Farxadda sayidkaaga gal. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah23 Sayidkiisii ayaa ku yidhi, Si wanaagsan baad yeeshay, addoon yahow wanaagsan oo aaminka ahu. Wax yar ayaad aamin ku ahayd, wax badan baan madax kaaga dhigayaa. Farxadda sayidkaaga gal. Viz kapitola |