Matayos 25:14 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub14 “Sidoo kale, boqortooyada Illaahey waa sida nin safar u socda, oo u yeeray adeegayaashiisa kuna aaminay maalkiisa. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH14 Maxaa yeelay, waa sidii nin dal kale tegaya, oo addoommadiisii u yeedhay oo xoolihiisii u dhiibay. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah14 Maxaa yeelay, waa sidii nin dal kale tegaya, oo addoommadiisii u yeedhay oo xoolihiisii u dhiibay. Viz kapitola |