Matayos 24:6 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub6 Waxaad maqli doontaan dagaallo iyo waxyaalo ku saabsan dagaal, laakiin ha cabsanina. Waxyaalahan oo kale waa iney dhacaan, laakiin dhamaadka aduunka weli lama gaarin. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH6 Oo waxaad maqli doontaan dagaallo iyo dagaallo hadalhayntood. Iska jira, hana baqanina, waayo, waxaasu waa inay dhacaan, laakiin dhammaadku weli weeye. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah6 Oo waxaad maqli doontaan dagaallo iyo dagaallo hadalhayntood. Iska jira, hana baqanina, waayo, waxaasu waa inay dhacaan, laakiin dhammaadku weli weeye. Viz kapitola |