Matayos 24:38 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub38 Waayo daadku inta uusan dhicin ka hor, dadku wax ayey cunayeen, cabayeen, weyna guursanayeen waana la guursanayay, illaa laga gaaray maalintii Nuux uu galay doonta, Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH38 Waayo, siday wax u cunayeen oo wax u cabbayeen, oo u guursanayeen oo loogu guurinayay maalmihii daadka hortiisa ilaa maalintii Nuux doonnida galay, Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah38 Waayo, siday wax u cunayeen oo wax u cabbayeen, oo u guursanayeen oo loogu guurinayay maalmihii daadka hortiisa ilaa maalintii Nuux doonnida galay, Viz kapitola |