Online Bible

- Reklamy -




Matayos 24:31 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

31 Wuxuuna diri doonaa malaa’igtiisa oo wata buun aad u dhawaaqaya, waxeyna aduunka oo dhan kasoo ururin doonaan dadka uu doortay.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

31 Oo wuxuu soo diri doonaa malaa'igihiisa oo wata buun weyn, oo kuwuu doortay ayay ka soo ururin doonaan afarta jahood cirka meesha ugu fog ilaa meesheeda kale.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

31 Oo wuxuu soo diri doonaa malaa'igihiisa oo wata buun weyn, oo kuwuu doortay ayay ka soo ururin doonaan afarta jahood cirka meesha ugu fog ilaa meesheeda kale.

Viz kapitola kopírovat




Matayos 24:31

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy