Online Bible

- Reklamy -

Matayos 24:30 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

30 “Kadib calaamada imaanshaha Wiilka Aadanaha ayaa ka muuqan doonta samada. Kadibna dadka dhulka jooga oo dhan wey barooran doonaan markey arkaan Wiilka Aadanaha oo daruuraha cirka dhinacooda ka imaanaya isaga oo awood iyo ammaan weyn leh.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

30 Markaasaa waxaa cirka ka soo muuqan doona calaamada Wiilka Aadanaha, markaas ayaa qolooyinka dhulka oo dhammu barooran doonaan, oo waxay arki doonaan Wiilka Aadanaha oo daruuraha cirka ku imanaya isagoo leh xoog iyo ammaan weyn.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Matayos 24:30

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy