Matayos 24:3 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub3 Kadib Ciise oo dul fadhiya Buur Saytuun, ayey xertiisi si gaar ah ugu yimaadeen oo weydiiyeen, “Noo sheeg, waxyaalahan goorma ayey dhici doonaan, calaamadee ayaan ku garan doonnaa imaanshahaaga iyo waqtiga qiyaamaha?” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH3 Oo goortuu Buur Saytuun fadhiistay, xertii ayaa keli ahaan ugu timid oo waxay ku yidhaahdeen, Noo sheeg, Goormay waxyaalahanu ahaan doonaan, oo calaamada imaatinkaaga iyo dhammaadka wakhtiga dunidu maxay ahaan doontaa? Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah3 Oo goortuu Buur Saytuun fadhiistay, xertii ayaa keli ahaan ugu timid oo waxay ku yidhaahdeen, Noo sheeg, Goormay waxyaalahanu ahaan doonaan, oo calaamada imaatinkaaga iyo dhammaadka wakhtiga dunidu maxay ahaan doontaa? Viz kapitola |