Matayos 24:26 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub26 “Haddaba haddii uu qof kugu yiraahdo, ‘Masiixi wuxuu joogaa saxaraha,’ ha aadina, haddii sidoo kale la idin ku yiraahdo, ‘Wuxuu ku jiraa qolalka qarsoon,’ ha rumeysanina. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH26 Haddaba hadday idinku yidhaahdaan, Bal eega, wuxuu joogaa cidlada, ha u bixina. Bal eega, wuxuu joogaa qolalka qarsoon, ha rumaysanina. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah26 Haddaba hadday idinku yidhaahdaan, Bal eega, wuxuu joogaa cidlada, ha u bixina. Bal eega, wuxuu joogaa qolalka qarsoon, ha rumaysanina. Viz kapitola |