Matayos 24:21 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub21 Waayo waqtigaas wuxuu ahaan doonaa waqtigii ugu dhibaatada badnaa illaa markii aduunka la abuuray, wax sidan oo kale u xunna mar dambe ma dhici doonaan. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH21 Waayo, markaas waxaa jiri doona dhib weyn sida mid aan jirin tan iyo dunida bilowgeedii ilaa hadda, mana jiri doonto weligeed. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah21 Waayo, markaas waxaa jiri doona dhib weyn sida mid aan jirin tan iyo dunida bilowgeedii ilaa hadda, mana jiri doonto weligeed. Viz kapitola |