Matayos 24:1 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub1 Markii uu Ciise kasii baxayay macbadka ayaa waxaa u yimid xertiisi waxeyna kala hadleen quruxda dhismaha macbadka. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH1 Ciise ayaa macbudka ka baxay, oo intuu tegayay ayaa xertiisii u timid inay tusaan dhismaha macbudka. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah1 Ciise ayaa macbudka ka baxay, oo intuu tegayay ayaa xertiisii u timid inay tusaan dhismaha macbudka. Viz kapitola |